Xeer Ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Maaliyadda iyo Waxa loo heesto

Warqad kasoo baxday xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka gaar ahaan qeybta qaabilsan dambiyada lidka ku ah maaliyadda iyo dhaqaalaha ayaa loogu yeeray wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Xafiiska xeer-ilaalinta Qaranka qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in baaris lagu hayo dambiyo la xariira maaliyadda iyo dhaqaalaha dalka , waxaana xeer ilaalinta Qaranka sheegtay … Continue reading Xeer Ilaalinta Qaranka oo u yeertay Wasiirka Maaliyadda iyo Waxa loo heesto